Midowga Musharaxiinta oo kahor yimid Habraacii doorashada ee soo saareen Golaha Wadatashiga

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa si adag uga hor yimid habraacii doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ee shalay ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka . Qoraal kasoo baxay musharaxiinta ayaa lagu sheegay in habraacan ay soo saareen uu khilaafsan yahay dastuurka dalka iyo heshiiskii 27 May oo dhigayay in doorashooyinka ay ku dhacaan si cadaalad oo xor … Continue reading Midowga Musharaxiinta oo kahor yimid Habraacii doorashada ee soo saareen Golaha Wadatashiga